Press "Enter" to skip to content

Hogaamiyaha Jarmalka oo ka Hadashey Xiisada Ukraine iyo Ruushka

Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa ugu baaqdey in Ruushku joojiyo ciidamada uu kusoo daabulayo xuduuda u dhaxaysa Ukrain iyo Ruushka iyada oo laga cabsi qabo in ay xiisadi ka qaraxdo gobolka Donbas.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: