Press "Enter" to skip to content

Heshiis laga gaaray khilaafkii guddiga doorashada gobollada Waqooyi

Siyaasiyiinta gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa ku heshiiyay guddiga hirgalinta doorashada ee xubnaha labada Aqal, kaas oo in muddo ah uu ka taagnaa khilaaf xooggan, kadib markii ay u kala jabeen la garab.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: