Press "Enter" to skip to content

Haweenka Somaliland oo soo dhoweeyey go'aan kasoo baxay Xisbiyada

Musharaxiinta haweenka iyo beelaha la hayb sooco ee u tartamaya Baarlamaanka iyo Golayaasha deegaanka Somaliland ayaa soo dhoweeey go’aan kasoo baxay Madaxweynaha iyo sadexda Xisbi ee Somaliland.

Waxay go’aankan oo xisbiyada kaga dhaafeen bulshooyinkan lacagihii laga doonayay, ku tilmaameen talaabo guul u ah musharaxiinta, iyagoo xusay inay culeys ku ahayd bixinta lacagahaasi.

Warbixintan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

 

 

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: