Press "Enter" to skip to content

Haweenka Somaliland oo nasiib-darro ku tilmaamay natiijada doorashadii golaha Wakiillada

Haweenka Somaliland ayaa nasiib-darro weyn ku tilmaamay natiijada doorashadii golaha wakiillada, taas oo qof dumar ah aanu ku soo bixin 82-dii kursi ee ay ku tartameen musharraxiintii xisbiyada, waxayna sheegeen in natiijadaasi ay niyad jabisay guud ahaan haweenka.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: