Press "Enter" to skip to content

Haweeneyda ugu da’da wayn qaaradda Yurub oo ka badbaaday feyriska Corona

Haweeney u dhalatay dalka Faransiiska oo ahayd haweeneyda ugu da’da wayn qaaradda Yurub ayaa ka badbaaday feyriska Corona, maalmo uun ka hor sanadguuradeedii 117-aad.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: