Press "Enter" to skip to content

Hargeysa:Xukuumadda iyo Shirkadda TELESOM oo isla qaatay joojinta isku bedelka lacagta Mobile-ka dhexdiisa

Khamiis, Maarso, 22, 2018 (HOL)-Baanka dhexe ee Somaliland iyo Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM ayaa maanta soo afjaray jahawareer ka taagna suuqa sarifka iyo lacagta Mobile ka lagu shubto oo ganacsatada qaarkood diideen inay wax ku iibsadaan.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta22-155132.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: