Press "Enter" to skip to content

Hargeysa: Qoraa Maxamed Keyse oo Xabsi Lagu Xakumay

Maxkamadda gobolka Maroodijeex, ayaa maanta xukun xarig sannad iyo lix bilood ah ay ku ridday, qoraa Maxamed Keyse Maxamuud oo isna lagu eedeeyay aflagaaddo liddi ku ah Somaliland.

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4350004.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: