Press "Enter" to skip to content

Hargeysa: Barnaamij lagu dhiiri gelinayo ganacsiga

Soomaalida waxa lagu tilmaamaa inay ka mid yihiin dadka ugu wanaagsan dhinaca hal-abuurrada ganacsiga, hase ahaatee, waxa inta badan soo foodsaara caqabado ay ka mid yihiin aqoon la'aan ganacsiga la xidhiidha iyo dhaqaale la'aan.

Magaalada Hargeysa waxa sheley si rasmi ah looga furay barnaamijyo shaqo-abuur oo taageero dhaqaale loogu fidinayo ganacsiyada, kuwaas oo ciddii ku guulaysata lagu maalgelinayo lacag ka badan 30-kun oo dollar. 

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa fursadahan ka waraystay Cabdalla Maxamed Axmed oo ah maamulaha guud ee Barnaamijyada iyo hawlgallada Hay'adda Innovate Ventures oo ka mid ah kuwa soo qabanqaabiyay, ugu horrayna wuxuu waydiiyay ujeeddada barnaamijkan:

 

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4370606.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: