Press "Enter" to skip to content

Halyeey Steven Gerrard Oo Aqbalay Shaqada Tababaranimo Ee Rangers & Shaqsiga La Shaqeyn Doona Oo Durba Lasii Ogyahay.

Halyeeyga Liverpool Steven Gerrard ayaa ogolaaday inuu tababaro Rangers isagoo ka dhigan doona caawiye Gary McAllister. Maamulka kooxda reer Scotland ayaa u arkay Steven Gerrard inuu waqtigoodii guulaha dib usoo celin karo isla markaana uu leeyahay awood ballaaran oo uu ku hormarin karo sidoo kale kooxda. Gerrard ayaa aad ugu farxay inuu dalab ka helay kooxda […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/halyeey-steven-gerrard-oo-aqbalay-shaqada-tababaranimo-ee-rangers-shaqsiga-la-shaqeyn-doona-oo-durba-lasii-ogyahay/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: