Press "Enter" to skip to content

Hadal-hayn ka dhalatay aaskii senetar Yuusuf Xaaji

Shacabka dalka Kenya ee aan Muslimka aheyn ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay qaabka loo aasay senetarkii magaalada Gaarisa, Maxamed Yuusuf Xaaji oo shaley lagu aasay qubuuro ku yaalla Nairobi.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: