Xubno ka mida Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa ku sugan Magaalada Mineapolis ee dalka Mareykanka, kuwaa oo wadatashiyo iyo kulamo ku saabsan doorashooyinka la filayo inay Soomaaliya ka dhacaan sannadka 2020-ka la yEelanayo Soomaalida ku dhaqan dalalka Mareykanka iyo Canada.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/43339465
Be First to Comment