Press "Enter" to skip to content

Guddoomiyihii dhallinyarada gobolka Hiiraan oo la dilay

Kooxo hubeysan ayaa xalay ku dilay magaalada Baledweyne guddoomiyihii Ururka Dhallinyarada Gobalka Hiiraan Faarax Cabdi Cali (Faarax Diir), iyagoo sidoo kale dhaawacay laba qof oo kale oo goobta ku sugnaa.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: