Arbaco, Maarso, 21, 2018 (HOL)-Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa u yeeray xildhibaannada Soomaaliya ee ku maqan dalka dibediisa, iyadoo dhawaan la filayo in loo codeeyo mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha Baarlamaanka.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta21-155114.htm
Be First to Comment