Sabti, April, 07, 2018 (HOL) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka e Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa kulankaan la qaatay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada wadan ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii dowladda u sii dar dar gelin laheyd taageerada ay baarlamaanka Soomaaliya siiso.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta7-155321.htm
Be First to Comment