Axad, April, 01, 2018 (HOL)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa beeniyay in uu doonaayo in uu iscasilo, xilli saacaddihii lasoo dhaafay ay soo baxaayeen wararkaasi.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta1-155241.htm
Be First to Comment