Press "Enter" to skip to content

Guddoomiye Jawaari : Ciidamo ka amar qaata Ra’iisal wasaaraha ayaa la wareegay xarunta Golaha Shacabka

Jimco, Maarso, 16, 2018 (HOL)–Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo goor dhaw shir jaar’id qabtay ayaa sheegay in Ciidamo ka amar qaata ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre uu xoog kula wareegeen xaruntii Golaha Shacabka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta16-155059.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: