Press "Enter" to skip to content

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la dooranayo

Isniin, April, 30, 2018 (HOL)–Waxaa lagu wadaa maanta oo Isniin ah in magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka oo ay u tartamayaan ilaa 11 Musharax.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta30-155572.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: