Press "Enter" to skip to content

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xalay la kulmay madaxweyne Farmaajo

Isniin, Maarso, 19, 2018 (HOL)–Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cimaan Jawaari ayaa xalay kulan gaar ah la qaatey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen Khilaafka ka dhashay Mooshinka iyo sidii loo wajihi lahaa.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta19-155086.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: