Arbaco, Maarso, 14, 2018 (HOL) – Iyadoo uu soconayo olole xoog leh oo ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo ay mooshin ka gudbiyeen tiro ka badan 100 xildhibaan, ayaa dhinaca kale saacadaha soo socda la filayaa in kulan deg deg ah ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa guddiyada joogtada ah ee baarlamaanka.,
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta14-155030.htm
Be First to Comment