Press "Enter" to skip to content

Guddiga doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la magacaabayo

Sabti, April, 21, 2018 (HOL)–Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka, iyaga oo uga wada hadli doona hanaanka doorashada guddoonka Baarlamaanka.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta21-155469.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: