Press "Enter" to skip to content

Guddida kor u qaadidda Shiling Somaliland “Adeega isku bedelka lacagta mobileka dhexdiisa maanta ugu dambaysay”

Sabti, Maarso, 17, 2018 (HOL) – Guddida tayeynta shilinka Somaliland iyo la tacaalidda sicir bararka ayaa sheegay in mudadii dheeraadka ahaa ee la siiyey shirkadaha Isgaadhsiinta ee bixiya adeega lacagta lagu shubto Mobile-ka in boqol dollar wax ka yar aan adeegaasi lagu isticmaalin ay kaga eegtahay caawa 12-ka habeenimo.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta17-155070.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: