Press "Enter" to skip to content

Goormee lagu dhawaaqayaa natiijada doorashada Itoobiya?

Shir jaraa'id oo ay xalay qabteen guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagaga hadlay halka ay marayso natiijadii doorashada dhawaan dalkaas ka dhacday, iyagoo sheegay in 65% codadkii la dhiibtay ay guddiga soo gaartay, lana sugayo inta harsan.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: