Press "Enter" to skip to content

Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM oo fadhi degdeg ah ka yeeshay xaaladda Sudan

Madaxa golaha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay Volker Türk ayaa cambaareeyey inqilaabkii milateri ee dhacay sannadkii 2021, kaas oo ay hoggaaminayeen General Abdelfattah al-Burhan iyo taliyaha kale ee ay iska soo horjeedaan ee General Mohamed Hamdan Dagalo

Comments are closed.