Press "Enter" to skip to content

Golaha aqalka sare ee baarlamanka dalka oo la horgeeyay hindise sharciyeedka la dagaalanka Musuq-maasuqa

Isniin, April, 23, 2018 (HOL)–Xildhibanada Golaha Aqalka sare oo maanta kalafadhigii 3-aad kullankiisa 7-aad yeeshay ayaa waxay Hindise sharciyeedka la dagaallanka Masuq-maasuqa ka dhageysteen Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta23-155503.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: