Golaha ammaanka ee Q.M. ayaa u ballansan 11 ka subaxnimo Jimcaha maanta inay cod u qaadaan qaraar 30 cisho oo xabbad joojin ah ka dhaqhan gelinaya magaalada ay colaaduhu ka socdaan ee Ghouta, si gar gaar bini’aadannimo loo gaarsiiyo dadka ku dhibaateysan halkaasi.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4267311.html
Be First to Comment