Press "Enter" to skip to content

Golaha Ammaanka oo ka shiray Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee QM ayaa kulan uu Talaadadii yeeshay kaga hadlay arrimaha Somalia. Kulankan oo albaabadu u xirnaayeen ayaa gabagabadiisii, Madaxweynaha Golaha ee bishan February, Barbara Woodward oo ah danjiraha dalka Britain u joogta QM ay akhriday war-murtiyeedkii shirka

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: