Press "Enter" to skip to content

Golaha Ammaanka oo ka shiray is-mariwaaga siyaasadda Soomaaliya

Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in dib loo soo nooleeyo wadahadalladii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda Federalka Soomaaliya iyo maamul goboleeyada, kaddib shir ay warbixin uga dhageysteen wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: