Press "Enter" to skip to content

Go'doonka ay gashay Jowhar oo saameyn xooggan yeeshay

Muddo toddobaadyo ah, magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa go'doon ugu jirta daadad ka dhashay fataahad uu sameeyay wabiga Shabelle, taasoo sababtay in ay xirmaan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada gala ama ka baxa.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: