Press "Enter" to skip to content

Gobolka Ontario oo xayiraad cusub lagu soo rogay

Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada oo ah gobolka ay ku noolyihiin Soomaalida ugu badan ee dalkaas ayaa Jimcihii shalay aheyd soo rogay xayiraado cusub, kuwaas oo kordhinaya amarkii ahaa in guriyaha lagu nagaad, si loo xakameeyo cudurka Covid19.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: