Press "Enter" to skip to content

Germany iyo Russia oo dib u soo celiyay duulimaadyadii tooska ahaa ee u dhexeeyay

Dalalka Germany iyo Russia ayaa dib u soo celiyay duulimaadyadii tooska ahaa ee u dhexeeyay, kaddib markii galinkii hore ee shalay labada waddanba joojiyeen socdaalka diyaaradaha tooska ah, muran dhinaca diblomaasiyadda ah aawadi.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: