Gargaar ayaa maanta la gaarsiiyey degmada Xudur ee gobolka Bakool, halkaas oo ay kasoo yeedhay qaylo dhaan xaalad bani’aadminnimo ah kadib muddo sannado ah oo ay go’doomiyeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Gargaar maanta la gaarsiiyey magaalada Xudur
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment