Press "Enter" to skip to content

Ganacsatada xaafadda Islii oo ka cabanaya bandowga Nairobi

Ganacsatada yaryar ee xaafadda Islii gaar ahaana kuwa maqaayadaha cuntada ayaa sheegay in hoos u dhac weyn uu ku yimid ganacsigooda, kadib saamayn xooggan oo uu ku yeeshay bandowga 8-da fiidnimo ee madaxweynaha wadaankasi uu dhowaan kusoo rogay ilaa shan maamul oo ay Nairobi ku jirto.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: