Ganacsatada yaryar ee xaafadda Islii gaar ahaana kuwa makhayadaha cuntada ayaa sheegay in hoos u dhac weyn uu ku yimid ganacsigooda, kadib saamayn xooggan oo uu ku yeeshay bandowga 8-da fiidnimo ee madaxweynaha wadaankasi uu dhowaan kusoo rogay ilaa shan maamul oo ay Nairobi ku jirto.

Ganacsatada xaafadda Islii oo ka cabanaya bandhowga Nairobi
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment