Press "Enter" to skip to content

Ganacsatada xaafadda Islii oo doortay hoggaan cusub

Ganacsatada Suuqa Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi ayaa doortay guddoon cusub oo badali doona guddoomiyihii hore ee gudiga Ganacsatada Suuqa Islii oo dhowaan u geeriyooday cudurka COVID19. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: