Press "Enter" to skip to content

Ganacsatada Soomaaliyeed oo sheegay in heshiiskii doorashada uu galiyay rajo weyn

Khilaafaadkii siyaasadeed ee xalka laga gaaray ayaa rajo badan geliyay ganacsatada magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kuwaas oo uu horay u soo wajahay walaac xooggan markii uu is-mariwaagu jiray. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: