Press "Enter" to skip to content

Galmudug: Waa sidee xaaladda magaalada Camaara kadib dagaalkii shalay?

Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib u qabsaday magaalada Camara, kadib muddo gaaban maleeshiiyada ururka Al-shabab ay xoog kula wareegeen magaaladaas.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: