Press "Enter" to skip to content

Galmudug oo ku baaqay in deg deg loogu gurmado dadka ay fatahaadu ku dhufatay ee magaalada Beledweyne

Axad, April, 29, 2018 (HOL) – Madaxda xukuumada maamul gobolleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo guud ahaanba bulshada ku dhaqan deegaannada Galmudug in gurmad deg deg ah loo sameeyo dadka ay daadadku saameeyeen ee ku dhaqan magaalada Beledweyne.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta29-155564.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: