Press "Enter" to skip to content

Galka Baarista: Xogtii u dambaysay ee ciidanka lagu tababarayey Eritrea

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay askarta Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ee soo baxsanaya oo sii kordhaya, iyo dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa in dib loo soo celiyo.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: