Press "Enter" to skip to content

Galka Baarista: Sida uu ku dhammaaday kiiska dilkii Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abiikar Maxaadey

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay y kiiska dilka taliyihii ciidamada Gorgor Gaashaanle Maxamed Suleymaan Abiikar Maxaadey, oo lagu dilay agagaarka hotelka Maa’ida oo magaalada Muqdisho 18-kii October 2019. Dadkii lagu helay dilkan ayaa waxaa xukun dil ah ku ridday maxkamadda ciidamada qalabka sida, hase yeeshee waxaa cafiyey Suleymaan Abiikar, oo ahaa aabaha Maxaadey. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: