Press "Enter" to skip to content

Galka Baarista: Maxaa dib u kordhiyey weerarada Al-Shabaab kadib bilo ay hoos u dhaceen?

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay weerarada Al-Shabaab ay ka fulinayaan gudaha Soomaaliya oo kordhay toddobaadyadii tegay, kuwaasi oo yimid kadib bilo ay qaboobeen weeraradii ka dhanka ahaa kooxdaas.

Author: Malin news

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: