Press "Enter" to skip to content

Galka Baarista: Ciidamada Soomaaliya ma ku milmeen siyaasadda?

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay eedeymaha ku saabsan in ciidamada Soomaaliya ay ku milmeen siyaasadda, taasina ay keentay in ka weecdaan dagaalkii Al-Shabaab, middaas oo Shabaabka awood u siisay inay fuliyaan weeraro xooggan oo dhimasho leh.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: