Press "Enter" to skip to content

Gabar lix bil keliya jirta oo Hindiya lagu kufsaday

Gabar lix bilood jir ah ayaa lagu kufsaday laguna dilay gobolka Madhya Pradesh ee dalka Hindiya, falkaasi oo noqonaya kii ugu dambeeyay falal taxana aha oo kufsi loogu geystay caruur badan oo dalkaasi ku sugan, taasi oo lagu tilmaamay in dalku uu galay xaalad degdeg.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43848411

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: