Shirka oo socon doona muddo saddex cisho ah ayuu madaxweynuhu ku dhawaaqay qabsoomiddiisa ka dib kulan uu maanta xarunta Madaxtooyada kula yeeshay xubnaha beesha caalamka oo uu hogaaminyay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Farmaajo oo ku baaqay shir u la yeesho madaxda Dowlad-goboleedyada
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment