Press "Enter" to skip to content

Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida ra’iisal wasaarihii ugu xil heynta dheeraa dalka Jabuuti

Talaado, Maarso, 20, 2018 (HOL)–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay madaxda iyo shacabka Jabuuti geeridii ku timid, Alle ha u naxariistee, Barkat Gourad Hamadou oo maalintii shalay ku geeriyoodey dalka Faransiiska.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta20-155106.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: