Press "Enter" to skip to content

Farmaajo oo ka Hadlay Furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka

Madaxweyne Farmaajo ayaa furitaanka kalfadhigga baarlamaanka uga digay shirkaddaha shisheeye inay maalgashi sameeyaan iyagoon oggolaansho ka heysan dowladda dhexe. Dhinaca kale, Somaliland ayaa sheegtay inay hakisay wadahadaladii u qorsheysnaa inay dhex maraan iyada iyo Dawladda Federaalka ee Somalia

Author: Malin news

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: