Press "Enter" to skip to content

Farmaajo iyo Jawaari oo shir jaraa’id wada qabtay

Duhurnimadii ayey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo guddoomiyaha Baaralamaanka federaalka ee xilka ka sii degaya, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, wadajir shir jaraa’id ugu qabteen Muqdisho. Jawaari wuxuu ku celiyey inuu Arbacada istiqaaladiisa gudbin doono.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43714679

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: