Press "Enter" to skip to content

Farmaajo: Halgankii gumeysi diidka waxaa hormuud u ahaa Gobollada Waqooyi

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay ka qeybgalay munaasabadda 26-ka June oo ku asteysan maalintii ay gobollada Waqooyi ay madaxbannaanida ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: