Press "Enter" to skip to content

Farmaajo “ Baaqii aan u jeediyey shacabka ee ahaa in aan u midoowno dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ayaad jawaab cad u tihiin”

Talaado, Maarso, 13, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray in ka badan 600 oo askari oo ka mid noqonaya ciidamada Daraawiishta ee ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta13-155022.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: