Press "Enter" to skip to content

Fallanqeyn ku saabsan shirka doorashooyinka ee Muqdisho

Wararka ku dhow dhow shirka doorashooyinka ee Muqdsiho ayaa sheegaya in dhinacyadu ay mabda’ ahaan ka heshiiyeen dhammaan qodobadii caqabadda ku ahaa hirgelinta heshkii 17-kii September.

Hadaba rajada ka soo baxeysa shirkan afarta maalmood ka socday Muqdisho ayaa waxaa bogaadiyay Qaramada Midoobay oo arrimaha Soomaaliya shalay shir ka yeeshay, dowladaha Soomaaliya saaxiibka la ah iyo hey’adaha odorosa Siyaasadda Soomaaliya. 

Markii uu shirkan furmayay waxaa talo ku socotay Ra’isul Wasaare Rooble soo saaray, hay’adda Heritage ee Cilmi Baarista ee Fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho.

Maxamed Colaad Xasan ayaa Mursal Saneey oo ka tirsan Hay’adda weydiiyay sida uu u arko rajada laga dhowrayo madaxdan.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: