Press "Enter" to skip to content

Fahad Yaasiin oo kasoo jawaabay dalabkii Rooble

Taliyaha hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yasin Xaaji Dahir ayaa maanta la sheegey inuu kasoo jawaabey dalabkii Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo shaley 48 saac u qabtey in warbixin dhameystiran looga keeno dilkii Ikraam Tahliil.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: